Areyga “Caloshiis u shqeyste” (Mercenary, Murtaziq) waxaa inta badan loo isticmaalaa qof xirfadle milltary ah oo la kireysto oo hadafkisu yahay inuu lacag helo, diyaarna u ah inuu u dhinto ama u dhaawacmo lacagtaas. Qofkaasi dan kama laha qaddiyadda uu u dagaallammaayo ama cidda uu howsha u fulanaayo. Kaliya waa qof lacag doon ah oo aan cidna daacad u ahayn naftiisa mooyee.
التصنيف: English / Somali
Jikada iyo Ragga Soomaalida: Maxaa qasbaya in gabadhaha lagu kaliyeelo howsha jikada?
Ragga Soomaalida intooda badani war uma ahayaan waxa ka socda jikada guryahooda. Waxaa la dhihi karaa; in kasta oo ay jikadu tahay buqcada ugu muhiimsan guriga, marka loo eego nolosha qoyska iyo caafimaadkooda, haddana waa meesha ugu yar ee ragga Soomaalidu lugahooda geeyaan.
Ramadan, Aniga, iyo Sambuus
Anigu shakhsi ahaan, aad uma jecli sambuuska, oo wuu ku yaraa magaalada aan yaraanteydii kusoo barbaaray. Kama caagganeyn cunistiisa, laakiin haddana kama mid ahayn cuntooyinka aan joogtada u cuno.